“Anigga cid ii hanjabtey ma jirto ,hanjabaadina ima soo gaadhin “. Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje
” Anigga cid ii hanjabtey ma jirto , hanjabaadina ima soo gaadhin , waa ramadaane Ilaahey halaga yaabo “. Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje sidaas ayuu ku sheegay qoraal kooban uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Facebook-ga kadib hadalkii xildhibaan Xasan Ogaal .