Gabadh Kasoo Jeeda Buuhoodle Oo Laga Masaafuriyay Somaliland Iyo Sababta?

Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga kasii daysay Haboon Shiine Cabdi loona garan ogyahay (Haboon Laanta Bari) oo xalay Hargeysa lagu xidhay, waxaase lagu amray inay dalka kaga baxdo 24 saacadood gudahood.

Haboon waxay kasoo jeedaa Buuhoodle waxayse ka timi Puntland oo la sheegay inay degan tahay.

Shacabka Somaliland ayaa isweydiinaya Qofka kasoo jeeda Buuhoodle miyaanu ahayn Muwaadin u dhashay Somaliland. Maxay tahay sababta Haboon Laanta Bari, Hargeysa looga masaafuriyay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker