Dawladda IRAN Oo Soo Bandhigtay Gantaal Cusub Oo Caalamka Ka Yaabiyey

Warbaahinta dowladda dalka Iiraan ayaa shaacisay iney Tehran ay xuska sanad guurada kacaanka dalkaasi oo sabtida la qabtay ay ku soo bandhigtay gantaal casri ah oo ay riddadiisu gaadheyso 1,300 kiloo mitir (800 oo mile).

Kacaanka Islaamiga ee dalka Iiraan oo dhacay 1979-kii wuxuu jirsaday 40 sano.

Tehran ayaa waxay sheegtay iney sii ballaadhisay barnaamijyada ay ku samaysaneyso hubka iyo gantaallada riddada dheer iyada oo jawaab uga dhigeyso cadadiska ay Mareykanka iyo Waddamada reer galbeedka dalkaasi ku hayaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker