Daawo:Siyaasi Jawar Maxamed oo Mucaaradad adag ku kiciyay Raiisul wasaare Ahmed Abbiy
Daawo:Siyaasi Jawar Maxamed oo Mucaaradad adag ku kiciyay Raiisul wasaare Ahmed Abbiy, Waxaanuu sheegay jawar Maxamed inuu Raiisul wasaaruhu Inuu doonayo inuu muddo korodhsi sameeyo kuna marmar soodo Xanuunka Covid-19 ,
Waxaana Raiisul wasaare Abbiy ka Horyimi Ismaamulka Tigrayga ee TPLF oo iyagu Ku Hanjabay inaanay U Hogaansamay Amarka RW abbiy
oo ay waliba qabsanayaan Doorashooyinkooda maxaliga ah.
Warkaas oo Faahfaahsan halkan hoose ka daawo