Qiimaha Xoolaha Sayladda Hargaysa Oo Kordhay kadib Markii Sacuudigu Xayiraadda ka Qaaday Xoolaha Soomaalida

Qiimaha xoolaha lagu kala iibsado ayaa kordhay Sayladda xoolaha ee Hargaysa kaddib markii Sucuudigu uu sheegay inuu xayiraaddi ka qaaday xoolaha Soomalida.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker