Maxaa kajira in Wadamo Caraba Ah Oo Diiday Dalab Uga yimid Mareykanka
Hogaamiyayaasha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa diiday codsiyo ah inay Madaxweyne Biden kala hadlaan xiisadda Ukraine, waxayna dideen in ay taleefonka ka qabtaan, sida ay saraakiishu sheegeen.
Sucuudiga iyo Imaaraatka Labadooduba waxay taleefonadda ka qabteen Madaxweynaha Ruushka Vladamiir Putin.