Xildhibaan Sheegay Inaanay Golaha Wakiilada Xilka Ka Xayuubin Karin Wasiirada Xukuumada JSL
Xildhibaan Cabdikariin Maxamed oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada somailand ayaa Sheegay Inaanay golaha Wakiilada Xilka Ka Xayuubin Karin Wasiirada Xukuumada JSL.