Digaagad Lagu Qabtay Xafiiska Gaashaandhigga Mareykanka ” Pentagon “

Digaagada lunsaneyd ayaa xilli hore oo subax lagu arkay meel u dhow xafiiska gaashaandhigga Mareykanka , sida ay baraha bulshada ku qoreen ururada u dooda xuquuqda xayawaanka ee Arlington oo ku taala Virginia .

waxay ururadaas qoreen in digaagaddu u soo gudubtay wadada oo ay ku timid xafiiska gaashaandhiga.

Digaagadda ayaa xabsiga la dhigay iyadoo muddo la garan waayey halka la geeyey.

Ma naloo oggola in aan shaaca ka qaadno halka digaagadda laga helay ama lagu arkay ‘’ayey yidhaahdeen saraakiil iyagoo raaciyey in aanay caddeyn halka ay digaagaddu ka timid iyo sida ay ku soo gaadhay xafiiska gaashaandhigga Mareykanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker