Paul Kagame oo mar kale ku guuleystay madaxtinimada Rwanda
Madaxwaynaha dalka Ruwand Paul Kagame ayaa ku guuleystay boqolkiiba 99 codadkii la dhiibtay doorashadii dalkaasi.
Paul Kagame ayaa xilka madaxwaynanimada hayay tan sanaddii 2000.