Hal Qof oo Ku Geeriyooday Barkad Biyood o uu Ku Dhacay
Allaah Haw naxariistee Marxuum Bashiir Cabdilaahi Abokor ayay Ciidamada dab damisku maydkiisa ka soo saareen Berkad uu ku dhacay oo ku taala tuulada Garabays oo Koonfur kaga beegan Hargeysa.
Waxa uu hayb ahaan ka soo Jeeday Qoomiyadda Oromia, waxaana kiiskiisa Gacanta ku haya Booliiska.