Saliid Iyo Sonkor Loo Ekaysiiyey Malab Oo Lagu iibinayey Gaalkacyo Ayaa Gacanta lgusoo Dhigay
Ciidamada magaalada Gaalkacyo ayaa ku soo bandhigay saliid sonkoraysan oo malab ahaan looga iibinayay bulshada Gaalkacyo.
Mas’uuliyiinta maamulka Puntland ayaa sheegay in gacanta lagu hayo dad ku eedaysan in ay dadweynaha malab ugu sheegeen macmalkaas.
Mas’uuliyiinta ayaa tilmaamay in sharciga la hor-gayn doono dadkaas islamarkaana la marin doono ciqaanbta ay mudan yihiin.