Wareysi Qaabkii uu u Dhacay Kulankii Maalgelinta Qurbajooggu ay Dalkii ka Sameeyaan ee Stockholm
Wareysi Qaabkii uu u Dhacay Kulankii Maalgelinta ay Qurbajoogga Dalkii ka Sameeyaan & Dadka Doonaya Inay iminka Dalkii Maalgashadaan & Qaabka loogu Fududeynayo ee Stockholm Waxaa ka Waramaya Poff Cali Cismaan oo ka socdey jaamacada Stockholm University & Mustafe Cabdi Ismacil Gudoomiyaha dallada jaaliyadaha Somaliland ee Sweden & Sacad Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Qurbajooga Somaliland & Mr Barkhad Axmed Coofiye Gudoomiyaha Sariflayaasha Somaliland,