Britian Oo Qorsheyneysa inay si fudud dhalashada ugala laabato malaayiin qof

Sharci qabyo ah oo lagu daray xeerarka jinsiyada iyo xuduudaha Britain, ayna soo jeedisay Mtel ayaa faraya in dadka ku nool Boqortooyada Britain laga xayuubin karo dhalashadooda iyaga oo aan loo digin.

Xeerkan oo lasoo jeediyey bishii Julay, lana cusbooneysiyay bishii aynu soo dhaafney ee November waxa uu ka dhaafayaa dowlada in ay bixiso ogeysiiska go’aanka qofka jinsiyada looga qaadayo.

Warbixin ammuurtan ku saaqbsan waxa magaalada London inooga soo diray wariye Abdihafid Awil Ismail.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker