Ciidanka uu Maraykanku Samaystay ee Hurdada u diiday Madaxweynaha Puntland oo Hanjabay iyo Xiisadda oo kacsan

Boosaaso (OWN)- Ciidammada la dagaalanka aragagaxisada iyo amaanka ee Maamul-goboleedka Puntland, ayaa shaaciyey inay gebi ahaanba isaga baxeen furimaha dagaalka ee Buuraha deegaannada Buuraha Gal-gala iyo Calmadow ee gobolka Bari ee ay ku sugan yihiin Kooxaha argagixisada ee Daacish iyo Alshabaab.

Taliska Ciidamada PSF ayaa goโ€™aanka shaaciyey maanta kaddib markii madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Deni uu isbedel ku sameeyey hoggaanka ciidankaas, isla markaana waxa goobihii ay ciidamadu ka hawl-gali jireen la geeyey Ciidamo horleh oo ka tirsan kuwa Daraawiishta ee maamul-goboleedkaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker