Guddoomiyaha Daladda Dhalinyaradda Heer Qaran Ee SONYO Oo Farriin Hambalyadda Ciidda-Adxadda Ah U Diray Dhalinyarada Somaliland

Hargaysa:(OWN)-Gudoomiyaha Daladda Dhalinyaradda Somaliland ee heer qaran ee SONYO,Cabdicasiis Siciid Salaax,ayaa guud ahaanba dhalinyaradda Somaliland  Dhambaal Hamblyo ah u diray Munaasibadda Ciidal-Adxada awgeed.

Gudoomiyihu,Waxa uu sheegay  inuu u rajaynayo guud ahaanba Dhalinyradda Somaliland iyo guud ahaanba Shucuubta Muslimiinta ah Wanaag,Horumar iyo inay Sannadkan kiisa kale ku gaadhaan Nabad-qab iyo Badhaadhe.

Guddoomiyaha Daladda SONYO,Cabdicasiis Siiciid Saalax,waxa uu farriin ku aaddan inay Higsi iyo Himilo dheer yeeshaan u diray guud ahaanba dhalinyaradda,isaga oo sheegay in  inta uu qofku ku jiro Xiliga Dhalinyaranimadda ay tahay Fursad Dahabi ah oo ay u baahan tahay dhalinyaradduna feejignaanteeda iyo ka faa’iidaysigeedaba yeeshaan.

Dhinaca kalena,waxa uu Gudoomiye Cabdicasiis u rajeeyay Dadka Muslimiinta ah ee gudanaya Waajibaadka Xajka Inuu ILAAHAY ka aqbalo Acmaasha Suuban.

Related image

Cabdicasiis Siciid Saalax,

Guddoomiyaha Daladda Dhalinyaradda Heer Qaran ee SONYO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker