Maxaa Ka Jira In Guddoomiyihii Hore Ee Qandaraasyadda Qaranka La Gudoonsiiyey Shahaaddo Ay Ku Xardhan Tahay Magaca Beesha Habar Jeclo.

Guddoomiyihii Hore Ee Guddida Qan-daraas-yadda Qaranka Nuux Maxamed Xuseen, Ayaa Iska Fogeeyey Aqbalaadda Shahaaddo Sharef Ay Ku Xar-dhan Tahay Magac Beel-weynta Habar Jeclo.

Guddoomiye Nuux Maxamed Xuseen, Ayaa Soo Saaray Qoraal Ku Beeniyey Jiritaan, Isla-markaana Uu Iskaga Fogeeyey Aqbalaadda Shahaaddo Ay Ku Xar-dhan Tahay Magac Beel-weynta Habar Jeclo Oo Beesha Uu kasoo Jeeddo Guddoomiyihii Hore Ee Guddida Qan-daraas-yadda Qaranka Nuux Maxamed Xuseen.

Guddoomiye Nuux, Ayaa Siddan Ku Yidhi Qoraalkiisan Uu Ku Dedafeeyey Aqbalaadda Shahaaddan:- “Waxaan ka cudur-daaranaya Isla markaana Bulshada ogeysinaya in aanan waxba kala socon shahadadan media lawarejinayo,

Waxaana la’ dhex geliyay shahaadoyin shirkado iyo shaqaaluhu igu maa muuseen waxa ku qoran maan arkayn , Waxaana ka bixinayaa raali- gelin buuxda” Ayuu yidhi Guddoomiyihii Hore Ee Guddida Qandarasyaddu Nuux Maxamed Xuseen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker