Maxaa ka soo kordhay Tanaasulkii Cabdiqaadir Jirde iyo Wada-hadallada Maxamuud Xaashi ee Xisbiga Waddani?

Hargeysa (OWN)- Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay Go’aanka uu Cabdiqaadir Jirde kaga tanaasulay Hoggaanka Xisbiga iyo Halka ay Marayaan Wada-hadallada u socda Siyaasi Maxamuud Xaashi oo dhawaan laga saaray Xisbiga Kulmiye.

Muuqaalka Hoose ka daawo Guddoomiye Cirro oo Arrimahan si faahfaahsan uga Hadlay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker