Wiil Soomaali Ah Oo tahriib ku galay Talyaaniga oo ku guuleystay doorasho

Cabdullaahi Axmed Macallim, oo ah wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa habeenkii Isniinta noqday qofki ugu horreeyay oo mihiijir ah oo ka mid noqdo xildhibaannada Golayaasha Deegaanka ee dalka Talyaaniga.

Cabdullaahi, ayaa ku guuleystay mid ka mid ah 24-ka kursi ee Golaha Deegaanka magaalada Torino ee Waqooyiga dalka Talyaaniga, kaddib marki ay sharraxeen xisbiga Dimoqraadiga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker