Fariin Caafimaad: Dadka Subixii Aan Quraacan Oo La Cadeeyey inay Qatar Ugu jiraan Xanuunada Wadnaha iyo Maskaxda
HALIS AADAN OGEYN!
Dadka quraacda ka taga oo la cadeeyey in ay qatar ugu jiraan in ay ku dhacaan xanuunada Wadnaha iyo maskaxda
Cilmi baaristaan oo lagu daabacay “Journal of the American College of Cardiology” ayaa sheegtey dadka aan quraacan 87% in ay khatar ugu jiraan xanuunada wadnaha iyo faaluga oo ah dhiiga maskaxda ku furma,
2016 warbixin ay Hay’adda Caafimaadka ay daabacdey ayey ku sheegtey in 15 milyan oo qof u dhinteen xanuunadaan gudaha marerkanka,
Quraacda waa cuntada ugu muhiimsan ee qofka bini aadamka ah uu u baahanyahay si ay maskaxdiisu ay si caafimaad leh ugu shaqayso ee fadlan haka tagin quraacda , halkan ugua wac qof quraacda ka taga una sheeg in uu khatar ugu jiro xanuunada wadnaha iyo maskaxda una SHARE garee asxaabtaada.