Gudoomiyaha golaha wakiilada JSL Oo gurigiisa ku booqday Xildhiban Guruuje
Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa gurigiisa ku booqday Xildhiban Guruuje oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada, oo saaka dhaawac soo gaadhay.
Gudoomiyaha ayaa balanqaaday in ka gole ahaan ay sharciga iyo nidaamka dawladnimo ay ku dhamayn doonaan khilaafkan sababay dhaawac xildhibaanka.