Somaliland Oo Walaacsan Hub Ay Sheegtay in Dawladda Masar Ugu Deeqday Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa bartiisa Twitterka ku qoray in arrintani waxyeelayso Xasilloonida gobolka.

โ€ Dawladda Somaliland waxay aad uga walaacsantahay u hogaansan laโ€™aanta dawladda Soomaaliya ee xanibaadda hubka. waxa aan cabaaraynaynaa dawladda masar ku xadgudubka cunuqabataynta hubka Somalia. tani waxay keenaysaa khatar xagga amniga iyo deganaansha aha gobolkaโ€.

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland oo aan khadka Telephone-ka kula xidhiidhay isagoo Ceel-Afweyn ku sugan ayaa ii sheegay in ay werwer weyn ka qabaan Hubka Soomaaliya lagu caawinayo sida uu hadalka u dhiggay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker