Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada JSL oo Xabsiga ku booqday Weriye Coldoon

Samafale Coldoon Ayaa Waxa Saaka Waxa Xabsiga Mandheera Ku Booqday Lix Xildhibaan Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Waxana Ay Kala Yihiin:-.

Xildhibaan Khadar Cali xakiin
Xildhibaan Axmed Khaliif Jaamac
Xildhibaan Cabdilaahi Yuusuf Axmed
Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane
Xildhibaan Axmed Maxamed Hure
Xildhibaan Siciid Jaamac Cade

Ujeedada Ay Xildhibaanadu Samafale Coldoon Ugu Tageen Ayaa Daran Sii Ay Wax Uga Ogaan Lahayeen Xaaladiisa Madaama oo Uu Muddo Sodon Maalmooda Ku Xidhan Yahay Jeelka Mandheera.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker