Burco Iyo Madaxweyne M’ Muuse Bixii Ayaa garnaqsaday Dood kuluul!

image.png
Goor maad doorashada goleyaasha aad qaban?

Sanaag iyo Sool miyaad ka marantay Madaxweyne?
Maxaad u tegii weyday?

Gudoomiyenimada Xisbiga Talada ee Kulmiye miyaanad wareejinayn sidii Madaxweyne Axmed Siilanyo?

Waano iyo Dardaraan Waxgaradka aqoonyahanka Haldoorka bulshada Burco siiyeen, Madaxweyne Muuse Bixii !

Xisbiyada Mucaaridku wey ku dhisan hala Colobin Bal,,,,!

Kaftankii Reer ay Burco Madaxweyne Muuse ku ladheen Madaxweyne cod doorasho badan ku timi la’ Yidhi laakiin ilaaladu dub castu faro badanaa,,,,,,,,,,,,,,,

Soo dhaweynta Madaxweyne MBC Gobolka, Togdheer casumadda Labaad Burco ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Waa muhiim soo dhaweynta Madaxweynahu inkastoo Madaxweyne Muuse Bixii Cabdi dayaacay fursado qaali ah.
Hanaashada shucuurta Quluubta dadweynahiisa.

Tayo darranaa inta ku xeeran la’ talisa Madaxweyne Muuse!

Golahiisa wasiiradiisu Ma leh iyana kasbasho dadweyne Wasiir Muumin Seed mooyee wasiirka horumarinta Beeraha.

Allaahayow  Madaxweyne Muuse Bixii shacabkiisu siiba gobolada Bari aanay ku mudaharaadin ciidamaduna asaasayn shacabkooda.

Shacabka Burco waxay la Dareen yihiin kuwa Ceerigabo oo Mar horree Madaxweynaha rog-Cas soo dhaweyn ugu baaqay u’se Muuse ka gaws adeygey tegii waayey Gobolka Sanaag.

Halkaaa oo u Madaxweyne Muuse Bixii kalsoonidii gobolada Bari ku lumiyey.

Bal hadaba anagu Xisbiga Ucid  haddanu nahay Madaxweyne Muuse Bixii Allaahayow rabow, Mdaxweynaha is fahansii dadkiisa iyo shacabkiisa leenahay.

Cali C/laahii Ismaciil Dheeg

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

Gobolka Wales, UK

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker