HAYADA AYID Oo Shahaado Abaal-marin Ah Gudoonsiiyey Badhasaabka Sanaag Iyo Maayarka
HAYADA AYID ee wadaniga ah ayaa Badhsabaaka Sanaag Maxamed Axmed Tiinbaro iyo Mayarka degmada Ceerigabo Ismail X nuur Gudoon siisay Abaal marin Shahado Sharaf doorkii ay ka qaateen coladiihi ka aloosna Gobolka sanaag Gaar ahaan dhexdhexadintii iyo soo afjaridii arinta corele Caare iyo dawlada dhexe oo ay ku Guleeyteeen iney soo af jareen Badhasabka ayaa isna dhankiisa u mahadnaqay Ha,yada Wadaniga ah ee AYID sida fiican ee ay Gobolka sanaag uga shaqayso.