Dr. ALI KHALIIF IYO FAYSAL A. WARAABE MIYEY DABA-GREEN SIYAASADDII SOMALILAND MISE WAXAY HORKACEEN ISBEDEL SIDA ABBEY AHMED.

Dabcan masraxiyad cusub ayuu ka horseeday Dr. ABBEY AHMED GEESKA AFRIKA, isbedel xawli ku socda ayuu ka bilaabay mandaqadda intaas oo gidaar oo adakaa oon xitaa lagu riyoon ayuu socod qudha ku wada dumiyey oo nabad ka wada dhaliyey. Eritrea dhibaatada iyo dagaalkii muddada dheer socday ayuu Mar qudha nabad ka dhigay oo xidhiidhkii dhinac kasta dhaqaale Siyaasad isu socod Mar qudha bilaabay oonay deero deero hirdiyin. Wuu dhaqaaqday dagaaladii iyo jabahadii ONLF ayuu la heshiiyey oo ma xabiibtii Somalida ee ina I lay cadaabayey ayuu oodda ka qaaday, XAMAR buu tegay is afgarad dhinac yo badan oo ka sameeyey oo ay arimaha Somaliland ka mid yihiin. Masar buu tegay khilaafkii weynaa ee bilaha Niilka ayuu soo dambeeyey Dekedaha badda cats ee Immaaraadku weerara ku hayo ayuu arinkooda ku jiraa. Djibouti ayuu heart attack ku dhacay Heshiiskii Ethiopia iyo Eritrea maxaa yeelay iyadu way ka faaiiday colaadooda. Arinkan kan Ali KHALIIF iyo Faysal ku ka een laba mid buu noqonayaa. Ta koobaad Xukuumadda way is ogyihiin oo waxay u gogol xaadhayaan inuu FARMAAJO Hargeysa ka soo dego ama Muse Biixi XAMAR ka dego DHOWAAN oo ka mid noqon doontaa isbedel ka Abbey Ahmed ama Ali iyo Faysal waxay daba-green Siyaasaddii Somaliland ee ahayd XAMAR isma arki karo.

Waxaa soo dabar go aysa Siyaasaddii reeraysnayd ee Somalia iyo Somaliland iyo geeska Afrika ragaadisaysay oo Abbey Ahmed uu khudbadihiisii ugu horeeyey is dul taagay inaan ogolayn a caddeeyey lana shaqaynayso siyaasaddaa foosha xun ee madaxnimada lagu raadsado shucuubtana lagu burburiyo iyo dhaqaalaha geeska Afrika. Wuxuu yidhi xummaanta ka jirta geeska Afrika madaxda a ka masuula oo wada, waan uu ka takhalusayaa kuwa Ethiopia kuwa geeskana wuu u Soo socdaa. ARINTAASI WAXAABAY NOQOTAY ARIN ALLAH QORANKA KU SHEEGAY OO AH IN SHUCUUBTA XUMMAANTU XAGGA SARE IYO XUKAAMTOODA KAGA TIMAADO EE AANAY XUMMAANTU KA
XAGGA DADKA SHACABKA AH. XUMMAANTU KOR BAY KA TIMAADDAA MARKAASAY HOOS U SOCOTAA, WAA ARINTA MAAMULADA SOMALIDA EE JIHA WAREERSAN HAYSATA.

MBASHE (MEERKAT)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker