Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ruqsada Ganacsi Loogala Noqday Ganacsade Ina Geelle Arab
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska JSL Mudane Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) oo ka hadlay sababta ruqsada ganacsi loogala noqday Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Arab.
Su’aalihii guddida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ay weydiiyeen wasiirka wasaaradda ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska Somaliland.