Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Beeniyay inuu yidhi “Coldoon hala Dilo”
Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa Beeniyay inuu yidhi “Coldoon hala Dilo” islamarkaasna Cadami ayaa weriye ka tirsan Telefishanka Qaranka Somaliland ku eedeeyey inuu ka Baahiyay Hadal aanu odhan.