Taariikhdiii Sheikh Bashiir iyo siida lo bahdiilay badhtamaha Burco dhexdeeda
Marka hore ciid mubarak dhamaan ummada Soomaaliyeed ka dhib waxan
halkan idinku soo bandhigaya taariikh cajib ah oo buug laga helay oxford journals oo la daho ‘THE EVILS OF LOCUST BAIT’: POPULAR NATIONALISM DURING THE 1945 ANTI-LOCUST CONTROL REBELLION IN COLONIAL SOMALILAND oo ku sabsan dhaqaaaqii Sheikh Bashiir, siidi lo diilay iyo siidi ugu dambayn lo bah diilay oo xata maydkiisa la aasi kari wayay badhtamaha Burco.
Markii ugu horaysay Sheikh Bashir dhaqaqaaq ka dhib wuxu uu cararay deegaanka Beer “Sheikh Bashir escaped to Beer”
Markay tas dhacday ka dhiib Engriiska ba geelihi beesha Habar Jeclo lahayd xanibay.
“Since Sheikh Bashir was Habr Jeclo (Isaaq), the district administration impounded the camel stock of the Habr Jeclo, irrespective of whether those who owned the stock knew about, opposed, or supported Sheikh Bashir’s rebel- lion”
Tas ka dhiib Sheikh Bashir wa laso qabtay oo geedka ba laga deldelay (hanged) ka dhibna wa la dilay, maydkiisa waxa la keenay Burco wana la diiday iin la aaso ama xata la dhaaqo maydkiisa qolodii uu ka dhashay ee Habar Jeclo waxba ma samayn karin oo Engriiska bay ka baqayeen. Sheikh Bashiir maydkiisa waxa la dhigay badhtamaha Burco ila dhawr bilood sii ay daadka uu dawaasho tagan.
“by the government’s humiliating treatment of Sheikh Bashir’s corpse, which was denied burial, and exhibited. [Sheikh Bashir was hanged in daylight, at a house near you, His body torn out by bullets, And still covered with wet blood, They kicked and insulted him Then watched him with contempt When the unwashed body was thrown outside, And refused burial”
ka dhib bahdiilas weyn abwaankii weyna ee Xaaji Aaadan Af Qalooc ba gabay tiriiyay ku sabsan bah diilas lagu sameeyay Sheikh Bashir (Raaqdii Bashir)
“Duhur baa Bashiir lagu shanaqay, daar agtiina ahe, dahriga iyo laabtay rasaas, kaga daloosheene, isaga oo dem iyo dhiig leh, oo maro ku duu-duuban, dacsad iyo ahaaniyo cag baa, loogu sii daraye. dadkii uu nebcaa iyo kufirga, daawasho u yimide, meydkii oo Daahir ahayn, markii debedda loo tuuray, ee aaska loo diiday, waad wada dul joogte” .




cabud2020@gmail.com