Raysal Wasaarae Rooble oo markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka isaga iyo Farmaajo
Raisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble oo warbaahinta kula hadlayey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa markii ugu horeysay khilaaf la sheegay inuu soo kala dhex galay isaga iyo Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo.