Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Xog Waramay Socdaalka Madaxweynaha JSL

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, mudane Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka xog waramay safarkii madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigiisu ay ku tageen dalka Mareykanka.

Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa qaatay muddo toban maalmood ah, qodobadii ugu waa weyna ee safarkaasi diirada lagu saaray.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker