Dalka Turkiga Oo Waajahayaa Dabkii ugu xumaa ka kaca keymaha dalkaas

Dalka Turkiga ayaa  waxa uu wajahayaa dabkii ugu xumaa ee ka kaca keymaha dalkaasi muddo tobanaan sanadood ah, kaasi oo weli la xakameyn la’yahay.

Dabkan oo ku faafay dhul baaxad weyn, ayaa waxaa illaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen ugu yaraan sagaal qof ilaa Arbacadii .

Dowladda Turkiga ayaa dhaleeceyn kala kulmeysa in dayuuradaheeda nuuca dab damiska ah aanay  si wanaagsan u howlgalinin.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker