Gorgorkii dilaaga ahaa oo soo gaadhay Degmada Xaaji Saalax ee Gobolka Daadmadheedh Caruurna ku laayay

War deg deg ah : Gorgorkii dilaaga ahaa oo soo gaadhay Degmada Xaaji Saalax ee Gobolka Daadmadheedh Caruurna ku laayay

 

Wararka naga soo gaadhaya Degmada Xaaji Saalax ee Gobolka Daadmadheedh ayaa sheegaya in Galabta abbaaro 5:oo Galabnimo uu gorgorkii ilmo yar oo dadiisu Tahay 10 Sano ku Cunay isla mar ahaantaanku  geeriyooday degmada , sida ay noo Xaqiijiyeen dadka mida faamliga uu kasoo jeeday ilmaha yar , Aabaha dhalay wiilka yar ayaa magiciisa lagu sheegay waran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker