Dalka Isutaga Imaaraatka Carabta Oo Maanta Safarad Ka Furtay Israa’iil
Dalka Isutaga Imaaraatka carabta ayaa maantaย si rasmi ah u daahfuray safaraddiisa Israa’iil, safaaraddan ayaa waxa la furay dhisme cusub oo ku yaala caasimadda Israa’iil ee Tel Aviv.
Safaaraddan ayaa noqonaysa midii saddexaad ee uu dal Carab ah leeyahay iyada oo ay ka soo horreeyeen Masar iyo Urdon.
Israa’iil iyo Iisutagga Imaaraadka Carabta ayaa daahfuray xidhidhka taleefannada tooska ah ee labada dal dhexmarayo dabayaaqadii sanadkii hore kaddib marki ay gaareen heshiis ay dib ugu soo celinayaan xidhiidhkooda.