Daawo Ciidanka Booliska JSL Oo Hawlgal Ay Sameeyeen Kusoo Qabtay Khamri
Ciidanka Booliska Oo Hawlgal ay shalay sameeyeen ku soo qabtay khamri, hawalgalkan ayaa ciidanku ku qadeen guri ku yaal Magaalada Hargeysa, kaas oo ugu dambayn ku guulasyteen Khamrigii.