Dawladda Mareykanka oo safiir cusub u soo magacaabay Dalka Soomaaliya,

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa u doortay Donald Yamamoto in uu noqdo safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, isaga oo badallaya safiirkii hore Stephen Schwartz..

Ninkan cusub ee la soo magacaabay ayaa horay u ahaa u qeysnaha Africa waaxda arrimaha dibedda dalka Mareynkanka, waxaana uu horay uga soo shaqeeyay Safaaraddaha Mareykanka ee dalalka Itoobiya iyo Jabuuti.

Mareykanka ayaa waxaa ay ciidamo gacan siiya kuwa dowladda ka joogaan Soomaaliya, horeyna madaxweyne Trump waxaa uu u sheegay in maamulkiisu uu kordhinayo dagaalka ka dhanka ah argagixisada gaar ahaan Al-shabaab. (OODWAYNE NEWS)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker