Xukuumada DDS Ee Itoobiya Oo sheegtay inaanay u dulqaadan doonin dadka Taageersan jabhada TPLF
Xukuumadda Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in aanay u dul-qaadan doonin shakhsiyaadka sida ay sheegtay u gacan-haadinaya ururka TPLF, oo hadda u muuqda in uu soo rogaal celiyay kadib markii uu toddobaadkan qabsaday magaalada Mekelle.