SHIRKII MADAXYA WAAWEYNTA JEEGAANTA IYO GO’AAMADII KA SOO BAXAY.
Shir aad u balaadhan oo ay isugu yimaadeen madaxya waaweynta jeegaantu ayaa ku soo dhammaaday iyadoo aanay tanaasul ah u samaynayn go’aamadii ka soo baxay shirkii beelaha garxajis ee lagu qabtay buurta gacan libaax,berigii A/Raxman Tuur noqday gudoomiyaha SNM ayuu Hadraawiga Habar Jeclo gabay tiriyey uu ku A/Raxmanย Tuur ku sheegaayo (GEED IS MARIS)wuxuu yidhi ,
GARIIRKAAN MAQLAAYAA KADHOW GOOBAHAAN RABAYE,
WELI GUMUCU MEEL WEECSAN BUU GAWDA KU HATAATE,
HADBA GEED IS MARISBAAย U HADHA GUUL DAD LEEYEHAYE,
MIYAAN GEEDI BAABOOW ARLADU GELINNA WAAYEYN.
markii siiraanyo kursiga fuukayna hadraawi walaalkii oo hurre walamwal ah ayaa gabay tiriyey.
wuxuu yidhi.BAHAL DAD QAADOO IGA DA’WEYNI DUNIDABA MA JOOGO.
hadaan intaasi ku dhaafo hogo tusaaleyn
Shirkaasi oo ay ka soo qayb galeen gudida subeer awal oo uu hogaaminaayo muuse Dalbka cawaandiga ah iyo gudida habar xabuusho oo uu hogaaminaayo saleebaanka guurtida hor fadhiyaa,
Gogosha waxaa lahaa qolada xukunka haysa ee subeeriyada hayeeshee woxoogaa muran ah oo ka dhashay ajendihii shirka qaatayna ilaa 90 Daqiiqoย ayaa libaaxa berbera soo afjaray murankii kuna
tiraabay maxaynu ka yeeleynaa sideedii qodob ee ka soo baxay shirkii gacan libaax hayaashee intii aan
laga jawaabin hadalkaasi oday muuse ayaa waxaa hadalkii u baxay saleebaanka guurtida hor fadhiya,
Su’aal aad loogu bogey ayuu shirkii dhex dhigay oo ahayd ( WAAR HORTA MAXAA U SOO KORDHAY GARXAJIS EE AY ISLA WAALWAALAYAAN) Nin siyaasi ah ayaa su’aashaasi ka jawaabey oo yidhi,
inaย buubaa iyo Axmed Mire ayaa u soo kordhay,waxaana doodo badan ka jeediyey rag aad u fara badan
oo isugu jire Salaadiin,Siyaasiyiin madhan,iyo waxย ma garad ย xataa aan eegeynin dantooda S/Land.
Hadii aan hoos ugu dego qaabkii uu shirku u socdey qolada subeer awal oo iyadu danaynaysa in aanay
muuse ku burburin S/Land waxay wateen mawqif ka debecsan ka qolada H/Jeclo waxaanay wateen
fikrad odhanaysaย aan wax aad u yar oo aan siyaasadeen wax yeelaynย hagaajino halka qolada H/Xabuusho ay wadatey inaan loo jixin jixin ama loo debecsanaan garxajisba.
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa (NIN KA HOOYADII HAWD CIDLA AH KAGAย GUUREY AAYADII HOOS MA JIIDAYAA)ugu dambaystiina waxaa laga soo saaray go’aamo taageeray fikradii ay wadatey qolada habar jeclo qolada habar awalna hal fikrad ayaa laga qaatay oo aad loogu bogey.
Go’aamada la isla qaatay waxay ahaayeen sidan.
1-In la xoojiyo midnimada jeegaanta.
2-In aan wax tanaasul ah loo samayn Garxajis.
3-In aan la furfurinย lagana jawaabin sideedaa qodob .
4-In uu saleebaan baneeyo kursigaย guurtida lana suldaan(H/Yoonis)maxamed xirsi qani.
5- In la siiyo agaasimaha w.warfaafintaย chief caaqil in jaambiir.
6-iIn la joojiyo daCaayada xukuumada muuse biixi iyo qodobo kale oo S/Land aanay
dani ugu jirin jeegaanse u dan ah.,
Waxaa xusid mudan waayaha gees afrika ee maanta iyo fikirka jeegaanta S/Landย oo ah wax aad u kala fog,waxaa kale oo la sheegayaa inuu diyaar yahay face two-gii ay ku dhawaaqi lahaayeen beesha garxajis iyadoo mudadii ay u qabteen jeegaanta ay aad u dhowdahay ayaa la saadaalinayaa in la abuuraayo laba ciidan oo lagaga dhawaaqi doono midna buurta gacan libaax midna oodweyne
inkastoo aan weli la xaqiijin waxa ka jira abuurista ciidan beeleedka beesha garxajis.
Dhinaca jeegaanta waxay u muuqataa in aanay ka dareen la’ayn oo ay lasocdaanย xogahaย iyo dhaqdhaqaaqya beelweynta garxajisย waxaana la filayaa in la soo dedejiyo heshiiskii ETHIOPIA,EMARAADKA,Taas oo ogolaanaysa in ciidan ETHIOPIA leedahay la keeno berberaย iyadoo la leeyahay waxay ilaalinayaa maslaxadooda laakiin ujeedadu tahay in lagu cabudhiyo beesha garxajis
Si kastaba ha ahaatee waxay u muuqataa dagaal sokeeye in aanay ka fusanayn marย hadii jeegaantu aanay diyaar u ahayn inay wax hagaajiso.
SIDII ROON ADAA OGE RABBOW SAAWA SAAWAHA NAGA SABTA SAAR.

GUDOOMIYE AAR QAADI.
aarqaadi@hotmail.com