Musuq Maasaqa Hadheeyey Hayaddaha Gaarsoorka somaliland odhan waa kuwana cadeymihii by fuaad maxamed qawdhan

Waxaa hubaala in somaliland hayadaha garsoorka oodhan, uu ka jiro mussuq maasaq baahsan,  hadaba suaashu waxey tahey waa ku wee hayadaha garsoorka qaraka somaliland?
Waxaan wadda og soo nahey  in madaxweynaha dalka heeysta uu yidhi waxaa sareeynayaa  sharciga iyo ku dhaqankiisa, taasi waxey noqtey hal bacaad lagu lisey.
hayaddaha garsoorka somaliland waxey u kalla baxaan qeybo badan, dhaamaan tood waxaa hadheyeey, musuq maasaq baaahsan,  iyo dumli badheedha oo ka jira, magaranyo madaxweynaha waxuu wax  uga qaban wayeey, miyuu hurdaa mise wuu la og yaheyba.
Hadaba aan soo qadaano hayada ugu sareeysa dalka ee garsoorka.
                                                         1) MAXKAMADA SARE EE DALKA.
 
Maxkammada sare ee dalka somaliland  waa ta ugu sareeysa dalka , hadaba wax sharci ku dhaqana oo ka jira ma jiro. waxaad arkeeysaa dad la dulmey oo massaakiina oo nin lacag heeytsa uu ku dull sacanyo isaga oo  laaluushka   sida daqiiqada kaga dhigey dhamaan shaqalaha sare maxakada somaliland.
Waxaad arkeeysaa iyagoo garcad oo qof leeyahey cidla la marinaayo, magaranyo sababata, tusale ahaan, haweenka somaliland ama hooyo la dulmey ha ahaato dhanwalba , sida kufsi iyo dhul laga dhacey , intaba  qofka laaluush bixiya ayaaa loo hiiliniyaa, dadweynaha somalilandna waa bulsho  madaxdooda, jaceyl lakiin nasiib daro, mey hlin madax caddalaad ku maamuusha.
                                                   2) XEER ILAALIYAHA GUUD EE DALKA SOMALILAND
 
           
Xeer ilaaaliayaha guud ee somaliland hadaba ma jirto wax shaqo ah , oo ku dhaqanna oo uu qabto,
 
Wuu arkaa  in dalka somaliland aaney cidi ku dhaqan sharciga,  nacsnimadiisa iyo  kuwa ag joogaba, ma og, dulmigaa iyo beentaa aay ag fadhiyaan ineey sameeynso dadkiisa iyo famligiisa, ilaahey baan ku xawilney, bulsho sidan ah, walaahi inaaney waligood citraaf haleen , waayo waa bulsho wada uunsaneysa dulomiga iyo caddalad  daro, ilaahey waa caadaali waxuu tageeraa dadka ku dhaqma caddalada.
 
                                                        3)HAYADA POLICEKA SOMALILAND
 
 
 
Waxa hubaala in policeka somaliland iyaguna aay yihiin police  ku shqeeya  laaluush iyo garasho, wax sharci ah oo gabi ahaanba, oo aay ku dhaqamaan ma kama jiro dlka somaliland, jeelashiiba buuxsameeyn, malacyacni beey dadkii u xidhiyaan, qofkii runta u sheega wey xidhayaan, iyadaa dalka soo galiya khamriga iyo  xashiishada, waxa kaloo aay sameeyaan, qofbaa u imanyaa odhanayaa  qofkaas  hala iixdho, aduunka qof  qof odhanayo ii xidha  isaga oo aan waxba sameen maaan arag, ta kale nin madax sheeganaya aaya odhanayaa qofkaas magalada u diiida,  aynuu soo galin, aduunka wax waxaaas ku dhaqma maan arag.
 
 
                                     TALO GUUD DHAMAAN HAYADAHA SOMALILAND
 
 
Waar waa la dhimanyaa waxaad aad wadaan waa beeen iyo tuugo iyo dulmi, waa kaligey aan dhargo, waar dadka oo la khiyaameeyo laguma taajiro wey idinka go,an tahey, walaahi waan dhaartee inteeynu sidan nahey inaan hurmer qaran gaadheen  citraafna  daa hadalkii, ilaaheey dadka caddalada ku dhaqama buu nolosha u hagaajiyaa.
 
 
                         TALO KU SOCOTA MADAXWEYNAA
 
 
Maxadweyne xayawaanka somaliland jooga adigaa ka masuula iskaba daa dadkee iyo dalkee, waala dhimanyaa, qiyamaha adaa lagu qabsanayaa ,xoolaha iyo dadka ku dayacama dalka somaliland ilaa qofka ku xanuusada, halkaad hayadaha cafimaadka u dhisi laheeyd iyo caddalada ayaad dad tuuga dalka u wada dhiibtey,   ta kale dadka ku shaqeeya  waa shaqaalhii tuugta ahaa ee siinlaayo dalka la boobbey .adigana  kuwaas baa  ku  shaqeenaya,waar sidan isku dhaan, aan kula taliyo ,waxaad aad u dhageeystaaa, sheekh mustafe  xaji cismaaan, iyo sheekh dirir.
.
 
waxaa qorrey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
 
00447383135563
thanks 
ilaahey baa mahad leh inaga dhigey dad muslina.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker