Madaxweynaha JSL Oo Ka Hadlay Doorashada Gudoomiyaha Wakiilada Iyo Maayarada Dalka Una Madnaqay KDQ
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan mahadnaq ah la qaatay Toddobada xubnood ee guddida Doorashooyinka qaranka oo dalka ka hirgeliyey doorasho hufan oo si weyn kor ugu qaadday sumcadda iyo Dimuqraaddiyadda dalka.