UCID Iyo WADDANI Oo Ku Heshiiyey In Maayarka Iyo Maayar Ku-xigeenka Burco Uu Qaato Xisbiga UCID.

Xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo Waddani oo caawa kulan iskugu yimid magaalada Hargeysa ayaa ku heshiiyey cida noqoneysa maayarka iyo maayar ku xigeenka Degmada Burco.

Labadan xisbi oo leh aqlabiyada golaha deeganka Burco waxay ku heshiiyeen caawa in maayarka iyo ku xigeenkiisa-ba uu qaato xisbiga mucaaridka ah ee UCID.

May be an image of 5 people and people standingMay be an image of 4 people and people standingMay be an image of 2 people, people sitting and people standingMay be an image of one or more people, people sitting, people standing, table and indoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker