Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee Gobolka Awdal oo ka hadlay arimaha Komishanka
Daawo: Gudoomiyaha Gobolka Awdal ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani oo dhaliil isbarkan usoo jeediyay Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxwayne Muuse biixi , Taaso uu hoosta ka Xariiqaray inaanay Xukuumadu si Hufan u Maamulin Shaqaaqadii Deegaanka Gargaara Bari
https://youtu.be/ePdI57_G244