Natiijooyinkii u dambeeyey Ee Codbixinta Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka Somaliland
Hargeysa (OWN)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, waxa uu ilaa hadda shaaciyey natiijooyinka hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada goleyaasha deegaanka 19 Degmo Doorasho iyo Wakiillada ee Shan ka mid ah lixda Gobol ee dalka.
Wadarta Natiijooyinka Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada oo qaab Shaxaysan loo diyaariyey, kaga bogo Muuqaalka Hoose