Natiijadda Hor-dhaca Ee GOLAHA WAKIILADA Ee Gobolka Sanaag
Natiijadda Hor-dhaca Ee Golaha Wakiillada Ee Gobolka Sanaag Oo Hadda Lagu Dhawaaqay.
Waxa Saddexda Xisbi Qaranka U Kala Heleen Sidan hoosta ku qoran:-
1- Xisbiga WADDANI 5.
2- Xisbiga KULMIYE 4.
3- Xisbiga UCID 3.
Halkan hoose ka akhriso magacyada xildhibaanada soo baxay iyo kuwa hadhayba.