Fananada Xamda queen Oo sheegtay in ay iskagaga baxday Fanka
Hargeysa(OWN) Fananada xamda cabdi kiinaal Quuen ayaa sheegtay in ay gebi ahaanba macasalaamaysay bahda fanka qoraal ay soo dhigtay barteeda facebook ayay sidan ku tidhi.
https://youtu.be/rjlTfZlaybo