Madaxweynaha Somaliland Oo Gurigiisa Ku Booqday Abwaan Hadraawi, Iyo Qaar Kamid Ah Huteellada Waaweyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta guriga uu ka deggen yahay caasimadda Somaliland ee Hargeysa ku booqday Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo kamid ah abwaannada ugu caansan guud ahaanba geyiga ay ku dhaqan tahay bulshada Afka Soomaaliga ku hadashaa.
Sidoo kale, waxa uu madaxweynuhu booqday huteellada Ambassador iyo Casood, waxana uu shaah iyo salaan la wadaagay shacab tiro badan oo farxadda ciidda halkaas ku qaadanayey, kuwaas oo ku farxay inuu madaxweynahoodu halkaas ugu tegay.

May be an image of 6 people, people standing and outdoorsMay be an image of 3 people and people standingMay be an image of 1 person, standing and indoorMay be an image of 5 people, people standing and outdoorsMay be an image of 2 people, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 1 person, sitting, standing and indoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker