Jaaliyadda Maraykanka oo Banaanbax Samaynaysa
Ogaysiinย – Somaliland Community ee Maraykanku waxay abaabulayaan in ay banaanbax weyn ku qabtaan magaalo madaxda Maraykanka ee Washington, DC. Siiba agagaarka US State Department iyo aqalka cad-ba, si ay ugu taageeraan sodon guurada ka soo wareegtay maalintii Somaliland ay kala soo noqotay medowgii ay 1960 la gashay Somalia.
Jaaliyadda reer Somaliland ee Maraykanka waan ka codsanaynaa in aad ka soo qayn gashaan banaanbaxaa taariikhdu waaย May 18th, 2021, sacaduna waa 11: 00 AM.
Jaaliyadu Somaliland ee Washington, DC-na waxay diyaarinaysaa xalfad si weyn loo soo abaabulay si aan u xusno sanad guurada 30 ee Somaliland madax banaanideeda. Xalfadu waa bilaamaysaaย May 18thย , 5: 00 PM ilaa 12 midnighย (Casho iyo cabitaan ayaa ka hilikartaan).
Fadlan nagala soo qayb gala, wixii faaโiihin ah la soo xiriira telephone-dan.
Banaanbaxa la soo xiriir Ahmed M. Adan-Dheri Tel: 770-286-0488.
Xalfidana la soo xiriir gudoomiyaha Jaaliyada Washington, DC Jamal Y. Daroor Tel: 571-339-7777

Alleh Mahed Leh
Abbas Omer
Washington, DC USA