Daawo”: Wasiirka Warfaafinta Soomaliland Oo Caawa Kormeer Wacyigalin Ah Caawa Ku Tegay Suuqa Gobanimo Ee Magaalada Hargeysa
Daawo”: Wasiirka Warfaafinta Soomaliland Oo Caawa Kormeer Wacyigalin Ah Caawa Ku Tegay Suuqa
Gobanimo Ee Magaalada Hargeysa, Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi galinta md Saleebaan Cali Koor ayaa Sameeyay Kormeerkan iyadoo lagu guda jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan.