Komishanka Doorashooyinka JSL Oo Soo Saaray Liiska Musharixiinta Goleyaasha Deegaanka Dalka
Komishanka Doorashooyinka S/land oo shaaciyey Liiska Musharaxiinta Golayaasha Deegaanka 3-da Xisbi Ee u tartami doona Doorashooda dhici doonta 31 May 2021.