“Uma Dulqaadan Dooono Colaada Ka Socota Deegaanada Gobolka Sool ” Prof Axmed Abyan

” Waxaan ugu baaqayaa beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka Dhabar Dalool ee gobolka Sool inay si shuruud la’aan ah u joojiyaan gulufka colaadeed ee ka taagan halkaas, lagana wada shaqayeeyo sidii xal waara looga gaadhi lahaa dhibaatada soo noqnoqotay ee sababtay dhimashada iyo dhawaacaba………. ” Murashax Prof Axmed Muuse Abyan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker