Madaxweyne Joe Biden oo soo Saaray Wareegto ku Saabsan Soomaaliya
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxeexay dikreeto uu muddo sannad ah ku kordhiyay cunaqabateynta dhaqaale ee Maryakanku ku soo rogay Soomaaliya .
Cunaqateyntan oo loo soo rogay xaaladda amni ee Soomaaliya ka jirta darteed, waxaa hore u ansixiyay madaxweynayaashii Biden ka horreeyey ee Barack Obama iyo Donald Trump.